Wasiir u dhashay Israa’il oo lagu helay in uu basaas u ahaa dowlada Iiraan

Siyaasi Wasiir kasoo noqday Maamulka Israa’il ayaa lagu helay dambi ah in uu xariir hoose la lahaa dowlada Iiraan una basaasay xogo badan oo leedahay Maamulka Israa’il. Wasiirkii hore ee Tamarta maamulka Israa’ilĀ Gonen Segev ayaa qirtay in uu wada shaqeyn la lahaa dowlada Iiraan una basaasay, waxa uuna wajahayaa Wasiirkan xukun adag oo xabsi ah … Continue reading Wasiir u dhashay Israa’il oo lagu helay in uu basaas u ahaa dowlada Iiraan